Axmed Tooxow oo ka tirsan ururka Qurba Joogta Soomaaliyeed

SBS Somali

SBS Somali Source: SBS Somali

Ahmed Tohow waa wakiilka ururka qurbojoogta Soomaliyeed faraceeda Australia. Wuxuu sheegay in ururka ka shaqeeyo sidii waxloogu qaban lahaa Soomaalida qurbajoogta iyo kuwa dalkii hooyo. Wuxuu kaloo shaagay in horumar lagu gaari karo oo kaliya midnimo.



Share